Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed” Farmaajo” ayaa waxaa uu sheegay in umadda Soomaaliyeed laga doonaayo in ay wax ka qabtaan sidii dalka loo xoreyn lahaa.
Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in ganacsatada iyo dhalinyarada Soomaaliyeed in laga doonaayo in ay ka qeyb qaataan sidii dalka nabad loogu soo dabaali lahaa.
Farmaajo ayaa waxaa uu sheegay in Adduunka ay indhaha ay ku hayaan Kheyraadka ku jira Soomaaliya.
Hadaladiisana waxaa kamid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
