Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ahlusunna oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamo ay kala dhex dhigeen Maleeshiyaadkii maalmihii lasoo dhaafay ku dagaalamayay Degaanka Baanyaaleey ee gobolka Hiiraan.
Cali Baashi Aadan Faarax ayaa sidoo kale waxaa uu tilmaamay in ay kala durjiyeen Maleeshiyaadkii is hor fadhiyay.
Waxaa uu sheegay in maamulka Ahlusunna ay sameeyeen tilaabo deg deg ah, oo ku aadan dagaaladii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay gobolka Hiiraan.
Hadaladiisana waxaa kamid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
