WARARKA

Dhegeyso:Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun Ku Ridey Gacan Ku Dhiiglihii Diley Alaha U Naxariistee Cabaas Siraaji

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday ragii loo heystay in ay ka dambeeyeen dilka Allaha U naxariiste Marxuum Cabaas C/laahi Sh. Siraaji...

Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Baaq Dib u Heshiisiin u Direy Alshabab

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa waxaa ugu baaqay dagaalyahanada Al-Shabaab in ay qaataan heshiis ,islamarkaana ay la hadlaan dowladda Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in...

Madaxweynaha Dalka Suudaan oo Diidey Dalab Kaga Yimid Sacuudiga iyo Dubai

Dowladda Suudaan ayaa ku adkeysatay mowqifkeeda ah inaysan dhinac raacin khilaafka ka dhex taagan dalalka Khaliijka. Saxaafadda dalka Suudaan ayaa soo werisay in safiirada Sacuudiga...

Akhriso:War Murtiyeedkii Kasoo Baxay Shirweynaha Wadatashiga Qaran

Shirweynihii Wadatashiga ee Hannaanka dib-u- heshiisiinta, ayaa xalay si rasmi ah loo soo gaba-gabeeyay, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed dhowr qodob ka kooban. Shirka ayaa...

Dhegeyso:Maleeshiyaadkii Ku Dagaalamayey Deegaano Ka Tirsan Gobolka Hiiraan oo Askar La Kala Dhex Dhigey

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ahlusunna oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamo ay kala dhex dhigeen Maleeshiyaadkii maalmihii lasoo dhaafay ku dagaalamayay Degaanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img