WARARKA

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukuno Kala Duwan Ku Ridey Dhalinyaradii Baydhabo Sheekha Ku Diley

Maxkamada darrada koowaad ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa subaxnimadii hore ee saakay xukuno isugu jira dil iyo xabsi daa'in ku riday Sedex...

Daawo Sawir uu Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Cumar Cabdirashiid iyo Faarax Sakiin

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey reysulwasaarihii hore Cumar Cabdirashiid iyo Gudoomiyaha kooxda Damuljadiid Faarax Sakiin ayagoo...

Qarax aad u Weyn oo Maanta Ka Dhacay Nawaaxiga Suuqa Weyn ee Degmada Wadajir

Qarax xooggan ayaa maanta ka dhacay nawaaxiga xaruunta degmada Wadajir oo aan ka fogeyn suuqa weyn ee degmada Wadajir. Xaruunta degmada wadajir ayaa waxaa ay...

Dowlada Qadar oo Sheegtey in Aysan Gelin Doonin Wax Wada Xaajood ah Ilaa iyo Inta Cuna Qabateynta Saaran Tahay

Dowladda Qadar aya sheegtay in aysan wax wada hadal ah la geli doonin dowladaha carbeed ee xiriirada dhinacyada dhaqaalaha iyo safarka u jaray ilaa...

Dhegeyso:Xukuumada oo Sheegtey In Ay Gacanta Ku Dhigtey Madax Amniga Alshabab ee Gobolka Banadir

Wasiirka amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay Madaxii Amniyaadka ururka Al-Shabaab ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img