Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey reysulwasaarihii hore Cumar Cabdirashiid iyo Gudoomiyaha kooxda Damuljadiid Faarax Sakiin ayagoo ku duceysanaaya in dowlada somaliya horumarka ay gaartey dib uga dacdo xukuumada howshan wanaagsan dalka ka wadana ay dhacdo si loogu noqdo dhibaatooyinkii umada ay ku daashey 28 sano ee lasoo dhaafey.

