Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa waxaa ugu baaqay dagaalyahanada Al-Shabaab in ay qaataan heshiis ,islamarkaana ay la hadlaan dowladda Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay la hadasho Al-Shabaab si loo xaliyo dhibaatada ay wajahayaan Shacabka Soomaaliyeed.
Waxaa uu dagaalyahanada Al-Shabaab uu u sheegay in ay haboon tahay in aysan leyn shacabka hantidooduna aysan burburin.
Hadaladiisana waxaa ka mid ah.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
