Dhegeyso:Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun Ku Ridey Gacan Ku Dhiiglihii Diley Alaha U Naxariistee Cabaas Siraaji

0
116

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday ragii loo heystay in ay ka dambeeyeen dilka Allaha U naxariiste Marxuum Cabaas C/laahi Sh. Siraaji oo ahaa wasiiirkii howlaha guud iyo dib udhiska xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalbaka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka Maxkamadda.

Halkan hoose ka dhegeyso Xukunkii Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida.

MAXKAMADA DIL KU XUKUNTEY

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

MAXKAMADA DIL KU XUKUNTEY MOBIL