WARARKA

Aqri Magacyadda Madaxda & Shaqsiyaadka kale ee Hagar daaminaya Dhex Dhexaadnimada Somalia ee Xiisadda Carabta

Sida lawada ogyahay, waxaa cirka isku sii shareeraya oo meel xasaasi ah maraysa xidhiidh ka ay lahaayeen wadama khaliijka ee walaala ah. Tan iyo...

Maleeshiyo Beeleedyo Ku Dagaalamey Deegaano Hoostaga Gobolka Hiiraan

Dagaal culus oo u dhaxeeya maleeshiyo beelleed ka soo kala jeeda gobollada Galguduud iyo Hiiraan ayaa mar kale dib uga qarxay deegaanno hoostaga gobolka...

Qaraxii Pizza House iyo Posh Treats oo ay Ku Dhinteen In Ka Badan 18 Ruux

Saraakiisha ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 18 qof ay ku dhinteen halka 26 kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii Al Shabaab...

Daawo:Qurba joogta Afgooye Ee uk oo Mashruuc Dadka Danta Yarta Lagu Afurinayo Ka Bilaabay Afgooye

Qurba joogta Afgooye Ee uk ayaa waxaa ay degmada afgooye ee gobolka shabelaha hoose ka bilaabeen Mashruuc ay ku afurinayaan dadka danta yar ee...

Maxkamada Ciidanka Qalabka sida oo Bandhigtey Gacan Ku Dhiiglihii Diley Marxuun Cabaas Siraaji

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad la xariirtay Dilkii Allaha U naxariiste Marxuum x wasiir/xildhibaan Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji. Garsoorka Maxkamadda Ciidamada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img