WARARKA

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo Been Abuur Ku Tilmaamey Hadalo Beryahan Warbaahinta Ay Qorayeen

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa sheegay in xiriirka ka dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dalalka aan walaalaha...

Reysulwasaaraha Xukumada Federaalka oo Maanta Itobiya Kula Kulmey Madaxweynaha Dalka Suudaan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalladda Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Sudan Mudane...

Alshabab oo Madaafiic ku Garaacay Xero Ay Ciidanka Amisom K Leeyihin Deegaanka Biya Cade ee Gobolka Sh/Dhexe

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Al Shabaab madaafiic ay xalay ku tuureen saldhigyo ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ay ku...

Reysulwasaare Kheyre oo Ka Qeyb Galey Shirka Igad Sheegeyna In Somaliya Ku Talaabsatey Nabad iyo HOr U Socot

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khaiye, oo ka qeyb-galay shirka Urur Gobolleedka IGAD, ayaa bartiisa Twitterka kusoo qoray in caalamka...

Daawo:Shacabka Magalada Muqdisho oo Soo Dhaweeyey Barnaamijka Hub Ka Dhigista

Tan iyo markii magaaladda Muqdisho uu ka bilowday howlgalka xasilinta ayaa waxaa aad u yaraaday gaadiidkii Tiknikada ahaa iyo ciidamadii tirada badnaa ee magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img