WARARKA

Wasaarada Maaliyada oo Kulan Muqdisho ugu Qabatey Wasiirada Maliyada Maamul Goboleedyada

Wasiirada maamul gobolleedyada Soomaaliya ee dhinaca Maaliyadda ayaa ku sugan magaalada muqdisho waxayna ka qeyb-galayaan shir looga hadlayo hanaanka maaliyada dalka. Shirka ayaa waxaa ka...

Wefdi uu Hogaaminaayo Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Maanta Gaaray Dalka Itoobiya

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaa oo...

Warqad Kasoo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha oo Lagu Sheegey In La Burburiyey Saldhig Alshabab Ku Laheyd Degmada Saakow

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu faah faahiyay weerar lagu qaaday saldhig tababar...

Dhegeyso:Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland oo Ka Hadley Cidamada Alshabab Baabi’isey

Madaxweynihii hore ee maamulka Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ” Faroole” oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in la dayacay Ciidamadii dhawaan...

Daawo:Taliyaha Ciidanka Nabadsugida oo Sheegey In Aan Cidna Looga Aba Yeeley Sugida Amniga Muqdisho

Taliyaha hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Mudane C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, oo xalay ka qeyb-galay kulankii looga hadlayay ammaanka magaalladda Muqdishu ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img