Dhegeyso:Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland oo Ka Hadley Cidamada Alshabab Baabi’isey

0
171

Madaxweynihii hore ee maamulka Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ” Faroole” oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in la dayacay Ciidamadii dhawaan Al-Shabaab ay ku xasuuqeen degaanka Af urur ee gobolka Bari.

Faroole ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in Al-Shabaab ay Xasuuqaan Ciidamada loogu tala galay in ay ilaaliyaan Shacabka Puntland.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in tilaabo deg deg ah laga qaado taliyeyaashii Ciidamadaasi, maadaama dayac lagu dilay Ciidamadaasi.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

cabdirahman-faroole

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

cabdirahman faroole Mobil