WARARKA

Alshabab iyo Amisom oo Madaafiic Isku Weydaarsadey Deegaanka Nr50

Xarakadda Al Shabaab ayaa xalay Madaafiic ku garaacay saldhigyo ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin degaanka Number 50 ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dadka degaanka ayaa sheegay...

Qadar oo Sheegtey Isgurubeysiga Isbaheysiga Sacuudiga uusan Bedeli Doonin Siyaasada Dalka Qadar

Wasiirka arimaha dibadda dalka Qadar ayaa sheegay in aysan weligood ka arag cadaawad lamid ah tan ay dalalka carbeed ku sameeyeen xitaa dal ay...

Ciidamada Maanta Ku Dhex Dagaalamey Xeryaha Barakacayaasha ee Degmada Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacday Is rasaaseyn u dhaxeysay Ciidamo ka wada tirsan Koonfur Galbeed taasoo keentey dhimasho 9 ruux...

Kulankii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada oo Lagu Ansixiyey Miisaaniyada 2017

Golaha Wasiirada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa kasoo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Kulankii shaley ayaa...

Dhegeyso: Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Bakool o Ka Hadley Dhibaatoyin Ka Taagan Degmada Tiyeegloow

Magaalooyinka Muqdisho, Beledweyne iyo Xudur ayay u barakaceen inta badan shacabkii ku noolaa Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, kadib markii Shabaab bartamihii sanadkii 2016-kii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img