Magaalooyinka Muqdisho, Beledweyne iyo Xudur ayay u barakaceen inta badan shacabkii ku noolaa Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, kadib markii Shabaab bartamihii sanadkii 2016-kii ay la wareegeen Degmadaasi.
Shacabka hada ku nool degmada Tiyeeglow ayaa waxaa ku adkaatay sidii ay ku heli lahaayeen gar gaar bani’aadanimo, waxaana sidoo kale saameeyay Abaaraha dalka ka jira.
Gudoomiye ku xigeenka degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool Ibraahim C/raxmaan Maxamed ayaa sheegay in beerihii sanado la abuurin, hoos u dhac weyna laga dareemayo degmadaasi.
Isagoo arintaasi ka hadlaya hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeysomobilkada
