Xarakada Al-shabaab ayaa dab qabadsiiyay Tuulada Busley Daa’uud oo ka tirsan Degmada Janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose, sida ay inoo sheegeen masuuliyiin ka tirsan Gobolkaasi.
Shabaabka Tuulada dabka qabadsiiyay ayaa la sheegay in ay yimaadeen saakay aroortii, kadibna ay gubeen.
Guddoomiyahii hore ee Degmada Marko ee Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Cusmaan Yariisow oo la hadley warbaahinta ayaa arintan xaqiijiye, wuxuuna sheegay Ciidamo ka tirsan Millitariga Soomaaliya in ay ku baxeen falkaasi.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
halkan hoose uga dhegeyso mobilkada
