Xarakada Al-shabaab ayaa dab qabadsiiyay Tuulada Busley Daa’uud oo ka tirsan Degmada Janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose, sida ay inoo sheegeen masuuliyiin ka tirsan...
Golaha wasiirada India oo uu shir guddoominayay Ra’iisulwasaare Narendra Modi ayaa ansixiyey sharci ogolaanaya in maxaabiista Soomaalida ee xabsiyada dalkaasi ku jira loo wareejin...
Kooxo loo malaynayo in ay ka tirsan-yihiin ururka Al-shabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday saldhig ay ciidamada Puntland ku leeyihiin deegaanka Gal-gala oo...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxaa ay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay Dowladaha Carabta ee walaalaha ah.
Dowladda...
Banaanbaxan ayaa maanta wuxuu ka dhacay Inta u dhaxeysa Lafoole iyo Carbiska ee Gobolka Shabellaha hoose, waxayna dadka kacabanayen dil ay sheegeen inay gaysteen...