Dhegeyso: Bananbax Maanta Ka Dhacay Deegaanka Carbska ee Degmada Afgooye

0
228

Banaanbaxan ayaa maanta wuxuu ka dhacay Inta u dhaxeysa Lafoole iyo Carbiska ee Gobolka Shabellaha hoose, waxayna dadka kacabanayen dil ay sheegeen inay gaysteen ciidamo ka tirsan dowladda.

Dadka Banaanbaxa dhigaayay, ayaa sheegay inay u banaanbaxeen, kadib markii nin si weyn deegaanka Carbiska looga garanaayay gurigiisa lagala baxay, kadibna la soo dilay, arintaasi oo ay gaysteen ciidamo dowladda ka tirsan.

Qaar ka mid ah dadka banaanbaxaayay oo u waramey warbaahinta hadaladooda waxaa ka mid ahaa.

Banaanbax

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Banaanbax Mobil