Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa soo dhaweeyay go'aanka ay dowladda Qatar isu dul taagtay qodobadii ay soo bandhigeen dalalka xiriirka u jaray...
Guddoomiyaha Maxkamada Darada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in Xukunada ay fuliso Maxkamada ay yihiin kuwo...