WARARKA

Howlgalo Lagu Baacsanaayo Alshabab oo Xowli Uga Socda Gobolka Shabelaha Dhexe

Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in xaalad degenaasho ka jirto deegaanadii shalay ay ku dagaalameen ciidamada dowladda...

Imaaraadka oo Sheegey In Cunaqabateyn Dheeri Ah La Saari Doo Qadar Hadii Aysan Qaadan Dalabka Xulufada

Safiirka Dowladda Imaaraadka u Fadhiya Ruushka ayaa ku goodiyay in cunuqabatayn dhaqaale oo dheeraad ah la saari doono dowladda Qadar hadii aysan u hogaansamin...

Dowlada Federaalka Somaliya oo Ka Hadashey Cilada Internetka ee Ka Jirta Koonfurta IYo Bartamaha Somaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Cidal ku timid Internetka qeybo kamid ah Koofurta Soomaaliya. Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxa...

Maleeshiyaadka Alshabab oo Xaley Weerarey Degmada Afgooye

Maleeshiyada Ururka Al Shabaab, ayaa xalay weeraray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoona ay laba jiho ka weerareen. Shabaabka, ayaa Degmada Afgooye ka weeraray...

Daawo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Ka Hadley Xuskii 26 juun

Ciidamo boolis ah ayaa roondo iyo dhoolatus ka sameynayay xuska 57 sanad guuradii kasoo waregatay 26-kii June 1960 markaas oo goboladda Waqooyi (S/Land xoriyadda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img