Daawo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Ka Hadley Xuskii 26 juun

0
117

Ciidamo boolis ah ayaa roondo iyo dhoolatus ka sameynayay xuska 57 sanad guuradii kasoo waregatay 26-kii June 1960 markaas oo goboladda Waqooyi (S/Land xoriyadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska)

Madaxweynaha ayaa waxaa uu Ubax dhigay dhismaha Daljirka Daahsoon, halkaas oo uu sidoo kale ka jeediyay Khubad Xasaasi ah.

Madaxweyne Farmaajo ayaa fariin u diray maamulka S/Land, halka uu sidoo kale sheegay in reer Muqdisho laga doonayo iney ka shaqeeyaan midnimadda Soomaaliya.