Warar kol dhaweyd aynu ka helney gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in dagaal khasaare sababay ku dhaxmaray degmada Janaale ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya...
Ciidamada Kenya ee jooga Soomaaliya kama bixi doonaan Soomaaliya waxaa sidaasi yiri Uhuru Kenyatta oo ah Madaxweynaha dalka Kenya, isaga oo ka jawaabayay hadal...