Daawo: Xaafidul Quraan Sheekh Ismaaciil Cumar Madar oo Casuumaad Ka Heley Dalka Qadar Kadib Kolkii Ay Imaaraadka Soo Musafuriyeen

0
70

Ismaaciil Madar oo ahaa wiil somaliyeed oo tartanka quraanka kariimka oo ay musaafurisey dowlada imaaraadka ayaa casuumaad waxaa uu ka heley dalka qadar oo uu haatan ku sugan yahay.

Jaaliyada somaaliyeed ee ku nool dalka qadar oo uu ugu horeeyo Sheekh Cabdirashiid Suufi ayaa si diiran ugu soo dhaweeyey dalka qadar.