WARARKA

Wakiilka Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobey u Qaabilsan Somaliya oo Sheegey Iney Weli Somaliya JIraan Caqabado Badan

Wakiilka xog-hayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya danjire Michael Keating ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wali heystaan caqabado waa weyn oo u...

Guud ahaan Dalka Somlaiya oo Xaley Inta Badan Looga Dabaal Degey Kowda Luulyo

Gud ahaan dalka somaliya ayaa inta badan looga dabaal-degay xuska munaasabada 57-guurada ka soo wareegatay markii gobollada koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Sheegey In Goor Dhow Bilaaban Doonto Wadahadalada Somaliya iyo Somaliland

Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisa sidda ugu dhaqsiyaha badan u bilaabi doonto wada hadalladii ay la lahaayeen Soomaaliland. Madaxweynaha...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Sheegey in Beesha Calamka Hadda Ay Usoo Jeesteen Sidii Somaliya Wax Loogu Qaban Lahaa

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in xiligan dalalka caalamka u soo jeesteen wax u qabashada Soomaaliya, loona baahan yahay...

Gudoomiyaha Gobolka Bakool oo Beeniyey In Ay Roobow u Direen Ciidamo Caawiya

Guddoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool oo la hadlayay VOA ayaa beeniyay in ciidamo ka baxay gobolka Bakool loo diray deegaanka uu ku nool...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img