WARARKA

Agaasimihii Hore ee Wasaarada Warfaafinta oo Qaran Miino Ah Ka Badbaadey

Qarax goor dhaw ka dhacay xaafadda Taleex ee degmada Hodan ayaa lagu waramayaa in lagu dhaawacay agaasimihii hore ee wasaaradda warfaafinta Cabdirisaaq Bahlaawi iyo...

Dhowr Hoobiye oo Maanta Lagu Garaacay Xarunta Villa Somaliya

Ilaa Seddex hoobiye ayaa goordhow ku dhacay meel ku dhow madaxtooyadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan Hal askari ayaa ku dhintay hoobiyayaasha, iyadoo uu...

Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Digniin u Direy Dadka Mushaarka Ka Qaata Dowlada oo Aan Shaqeyn

Wasiirka wasaaradda maaliyada Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa digniin u diray dadka mushaarka ka qaata hey’adaha dowladda ee ku diiwaan gishan inay shaqaale...

Alshabab iyo Ciidamada Dowlada oo Ku Dagaalamey Magaalada Garbahareey ee Gobolka Gedo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegaya in waqtigan uu halkaa ka soconayo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada...

Dalka Qadar oo Kasoo Horjeestey Diideyna Dhamaan Qodobadii Ay u Gudbiyeen Xulufada Sacuudiga Hogaaminaayo

Wasiirka arimaha dibadda Qatar ayaa sheegay in dalkiisu diiday dalabaadka ay ku soo eedeeyeen dhawr dal oo Carbeed, laakiin wuxu intaa ku daray in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img