WARARKA

Ciidamada Amniga Sacuudiga oo Fashiliyey Qarax Lala Damacsanaa Masjika Xaramka

Ciidamada ammaanka ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa fashiliyay waxa ay ku tilmaameen weerar argagixiso ay qorshaynaysay in ay ku bartilmaameedsadaan misaajidka barakaysan ee Maka. Wasaarada...

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo Laga Saarey Liiska Argagixisada

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in Liiska Argagixisada laga saaray Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ka mid ahaa saraakiisha ugu sareysa Al-shabaab. Abuu Mansoor...

Dowlada Turkiga oo Jawaab Culus Ka Bixiyey Dalabka Xulufada Sacuudiga Lasoo Shir Tageen

Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hor timid, jawaab degdeg ahna ka bixisay dalab ay soo jeediyeen dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka. Dalalka ka horjeeda Qatar...

Kulankii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada oo Shaley Lagu Ansixiyey Hindiso Shaciyeedka La Dagaalanka Musuqmasuqa

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre. Arrimaha diirada...

Xulufada Sacuudiga oo Dhowr Qodob Hor Dhigey dhigey Qadar Si Xiyraada Uga Qaado

Wadamada Khaliifka ee xiriirka u jaray dowladda Qatar ayaa soo saaray Liis ay ku qoran yihiin dalabyo laga doonayo in ay fuliso xukuumada Doha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img