Dhegeyso:Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ka Hadley Qaraxyada Ay Maleegayaan Ururka Alshabab

0
26

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in aysan u dulqaadaneynin falalka lidiga ku ah dhanka amniga oo Al-shabaab ay ka geystaan magaalada Muqdisho.

Mudane Thaabita ayaa soo hadal qaaday Qaraxyadii ugu dambeeyay Shabaab ay ka geysteen Muqdisho, gaar ahaan Qaraxyadii xarunta degmada Wadajir iyo kii saldhiga degmada Waaberi.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

GUdomiye Taabit

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

GUdomiye Taabit Mobil