Dhegeyso:Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Ka Hadley Qaabka Ay u Qaadaan Dacwadaha

0
43

Guddoomiyaha Maxkamada Darada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in Xukunada ay fuliso Maxkamada ay yihiin kuwo sax ah oo aan Cadaalad daro ku saleysneyn.

Guddoomiyaha ayaa difaacay hanaanka ay Maxkamadu u marto Xukunada ay fulineyso iyo sida loo dhageysto dacwada kala duwan ee Maxkamada la horkeeno.

Waxa uu sheegay in qofka marka dambi lagu soo oogo in uu xaq u leeyahay in qareen qabsado hadii kalena ay Dowladda u qabato Qareen.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

shuute

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

shuute Mobil