Dhegeyso:- Amiin Camir oo Daafeet Media Kala Qeyb Qaatey Barnaamijka Salamaha Ciida

0
32

Farshaxanka weyn Amiin Camir ayaa waxaa uu warbaahinta Daafeet Media maanta kala qeyb qatey barnaamijka salaamaha ciida waxaa kaloo barnamijkan ka qeyb qaatey agaasimaha idaacada wadajir radio isaga oo ku sugan magalada atlanta georgia ee dalka mareykanka, sidoo kale waxqadka lagala soo tiigsadey dalka ingiriska iyo magalada Edmanton ee dalka canada.

CIIDA

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

CIIDA Mobil