WARARKA

Shirkii Golaha Amniga Qaranka oo Weli Ka Socda Magalada Muqdisho

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa la wareegay shir guddoonka shirka Golaha Amniga Qaranka oo wali ka socda magaalada Muqdisho, kaasoo aan...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Maanta Magacaabey Gudiga Taakuleynta Ciidamada

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay guddiga Qaran oo Taakuleynta Ciidamada, kaddib munaasabad xalay ka dhacday dugsiga tababarka booliiska ee Gen. Kaahiye,...

Dhegeyso:Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Dhaqaalaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka Hadley Dilkii Loo Geystey Wiilal u Dhaley Ganacsade Xaaji Gaabow

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Calamada ee dulleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gelinkii hore ee maanta halkaasi lagu diley Afar dhalinyarro ah oo...

Alshabab oo La Sheegey Iney Dad ku Laayeen Magaalo Xeebeedka Lamu ee Dalka Kenya

Maleeshiyaad loo maleeynayo in ay Shabaab yihiin ayaa Sagaal Nin Xalay ku gowracay deegaan Hoostaga Mgaalo xeebeed ka Lamu, sidaas waxaa sheegay Booliiska, Arrintaan...

Dhegeyso: Resulwasarihii Hore ee Dowlada Federaalka oo Dantiisa Ku Cabirey Khalalaasaha Khaliijka

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, haddana kia mida Aqalka sare ee baarlamaanka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa mowqif culus ka qaatay khilaafka ka taagan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img