WARARKA

Midowga Yurub oo Lacago ugu Deeqo Somaliya, Itoobiya iyo Kenya

Midowga yurub ayaa ku dhawaaqay in ay kaalmo bini’aadnimo oo dheeri ah ay siinayaan wadamada ay abaartu saameeysay oo ay ka mid yihiin Soomaaliya,Ethopia...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Dhibaatada Qabiilka Leeyahay

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga hadlayo dhibaatada qabiilka leeyahay kaasoo shacabka somaliyeed in mudo ah ku hayey...

Qaar Ka Tirsan Golaha Wasiirada oo Maalintii Shaley Booqdey Xarunta Xalane

Wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maalintii shalay booqday xarunta Xalane oo ay ka howlgalaan shirkado iyo shaqaale ajnabi ah. Wasiirrada tagay xarunta Xalane...

Maamulka Gobolka Baanadir o Joojiyey Lacgihii Lagu Geli JIrey Beerta Nabada

Maamulka gobolka Banaadir ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo lacagaha laga qaado dadka u dalxiis taga Beer Nabada, waxaana uu intaa ku darray...

Daawo Wareysi Aan La Yeelaney Wasiir Madoobe Nuunow Maxmed

Warbaahinta daafeet media ayaa waxaa ay wareysi dhinacyo badan taabana la yeelatey wasiirka xanaanada xoolaha maamulka konfur galbeed isla markaana ah gudoomiyaha gudiga gurmadka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img