WARARKA Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Dhibaatada Qabiilka Leeyahay By admin - July 7, 2017 1 273 FacebookTwitter Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga hadlayo dhibaatada qabiilka leeyahay kaasoo shacabka somaliyeed in mudo ah ku hayey dhibato hadana weli qaar badan ay u gurbaan tumayaan oo aysan weli ka waantoobin. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)
Salam calaykum Amin Caamir . Isha ayaad ka turtay , lakiin geedka waxaa ku hareereysan oo qabyaalada xoojiyo nimanka somaalida na ku qasbo waa dummarka soomaaliyeed taa ufiirso. sette albaas veteran.
Salam calaykum Amin Caamir .
Isha ayaad ka turtay , lakiin geedka waxaa ku hareereysan oo qabyaalada xoojiyo nimanka somaalida na ku qasbo waa dummarka soomaaliyeed taa ufiirso.
sette albaas veteran.
Comments are closed.