Wararka naga soo gaaraya deegaanka Calamada ee dulleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gelinkii hore ee maanta halkaasi lagu diley Afar dhalinyarro ah oo isku qoys ka soo wada jeeda.
Dadka ayaa ka yimid qubuuraha Calamada ee deegaanka Xaawo Cabdi, halkaa oo sida la sheegay ay ku soo Aaseen qof geeriyooday, hasse ahaatee markii ay soo laabteen Aaska lagu hor gooyay gaarigii ay la socdeen gaari kale oo rasaas ku furay.
gudoomiye kuxigeenka gobolka shabeelaa hoose oo arintaasi ka hadley ayaa xaqiijiyey falkaasi dhacay wuxuuna sheegey in ay baaritaano ku hayaan hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Dadka dilay tilmaam waad taqaan
Comments are closed.