Dhegeyso: Resulwasarihii Hore ee Dowlada Federaalka oo Dantiisa Ku Cabirey Khalalaasaha Khaliijka

0
158

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, haddana kia mida Aqalka sare ee baarlamaanka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa mowqif culus ka qaatay khilaafka ka taagan dalalka Khaliijka.

Cumar C/rashiid oo si weyn ugu dhow dalka Imaaraadka dantiisana meesha ka arkaya ayaa sheegay inaysan maslaxad ugu jirin Soomaaliya mowqifka dhexdhaaxdnimo ee dawladda Soomaaliya ay ka qaatay arrintan.

Mar uu arintaas ka hadayey hadaladiisa waxaaka mid ahaa.

Cumar Cabdirashiid

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cumar Cabdirashiid Mobil