Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga labaad Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.
Xaflad furitaanka...
Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa lagu eedeeyay in ay taageeraan Ururka Daacish ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Siiriya.
Hay’adaha Caalamiga ee falanqeeya Arrimaha argagixisada...