WARARKA

Akhriso: Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Shacab oo Sheegey In Xiligii Loogu Tala Galey Mooshin uu Dhamaaday

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka oo xalay kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ku dhawaaqay in sharci ahaan uu jabay Mooshinkii laga keenay...

Daawo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda oo Sheegey In Muqdisho La Keeney Xafiiskii Xarunta Hawada

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad ayaa warbaahinta u sheegay in maanta lagu guuleystay in Magaalada Muqdisho la keeno Shaqaalihii ka...

Kulankii Golaha Amniga Qaranka ee Maanta Ka dhici Lahaa Magalada Baydhaba oo Dib u Dhac ku Yimid

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo maanta lagu balsanaa in uu ka dhaco magaalada Baydhabo ee koonfur galbeed ayaa u baaqday sababo aan la shaacin. Wasiirka...

Daawo: Dowlada Federaalka Somaliya oo Dacwad Ka Gudbisey Dalka Imaaraadka

Soomaaliya ayaa faragelinta imaaraadka ku heyso dalka somaliya dacwad u gudbisey golaha ammaanka ee qaramada midoobey kana dalbatay in uu soo farageliyo arrinkan. safiirka Soomaaliya...

Xafiiska Amisom ee Dalka Somaliya oo Waqti Kordhin Loo Sameeyey

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa Talaadadii shalay meel mariyay Qaraar waqtiga loogu kordhiyaya Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo la gaarsiiyay illaa 31-ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img