WARARKA

Wadooyinka Magalada Muqdisho oo Maanta Xiran

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka ay saaran yihiin dadka shacabka ah aysan isaga kala gudbi karin Isgoysyada Magaalada gudaheeda. Isgoyska...

Kulaanka Baarlamaanka ee Maalinta Berito oo Foodo Ku Bilaaban Doona Foodana Ku Dhamaan Doona

Guddoomiyaha Golaha shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo gelinkii dambe ee shaley shir guddoomiyay kulanka Guddiyada Joogta Golaha, Ayaa kulankaasi waxaa looga hadley...

Ciidamada Amisom iyo Alshabab oo Maanta Ku Dagaalamay Duleedka Degmada Mahadaay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xoogag ka tirsan ururka Al-Shabaab oo wadada u galay kolonyo ka tirsan ciidamada Burundi ee ku sugan...

Toronto: Dhallinyarada Soomaalida oo shaqo abuur loo sameynayo

Degmada Toronto ayaa billowday barnaamij afar meel oo kala duwan lagu qabanayo oo shaqo abuur loogu sameynayo dhallinyarada oo ay qeyb ka yihiin...

Wakiillka Qaramada Midoobey oo Maanta Kulan La Qaatay Reysulwasaraha Dowlada Federaalka

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Kulankaan ayaa looga hadlay Xaaladda Ammaan , Siyaasadda iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img