Wakiillka Qaramada Midoobey oo Maanta Kulan La Qaatay Reysulwasaraha Dowlada Federaalka

0
77

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Kulankaan ayaa looga hadlay Xaaladda Ammaan , Siyaasadda iyo Xaaladda Kacsan ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Mechael Keating ayaa sheegay in kulanka uu la qaatay Ra’isalwasaare Kheyre uu kala hadlay xaaladda amaan,siyaasadeed,dhaqaale iyo Istiraatijiyadeed ee dalka Soomaaliya.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in ay isla garteen in lasii xoojiyo Wada shaqeynta ka dhaxeysa Hay’adda kala duwan ee dowladda.