WARARKA

Akhriso:- Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Dalka Ingiriiska oo Cambaareeyey Xildhibanada Digil iyo Mirifle ee Mooshinka Prof Jawari Hor boodaya

Kulan ay isugu yimaadeen jaaliyada digil iyo mirifle ee dalka ingiriiska maalintii Axada ayaa waxaa lagu cambaareeyey xildhibanada Digil iyo Mirifle ee hor boodaya...

Siihayaha Xeer-ilaaliyaha guud ee Puntland oo Sheegey In 3 Bilood Gudahood 18 Kufsi Ka Dheceen Puntland

Maxamed Xareed Faarax oo ah Siihayaha Xeer-ilaaliyaha guud ee Puntland oo warbaahinta kula hadlay Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyay tacadiyo kala...

Kooxo Hubeysan oo Xaley Wiil Dhaliyaro Ah Ku Diley Degmada Afgooye

Rag hubeysan ayaa xalay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku dileen mid ka mid ah dhalinyarada degmada oo si weyn loo...

Daawo:Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Dalka Ingiriiska oo Baaq u Direy Xukuumada

Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen wasiiro horey xukuumada federaalka xilal uga soo qabtey, xildhibaano siyaasiyiin, Aqoonyaho iyo waxgaradka kasoo jeeda jaaliyada koonfur galbeed...

Gudoonka Baarlamaanka oo Fooda Is Darey Iskuna Heysta Xiliga La Qaban Doono Dooda Mooshinka

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdala Cawad ayaa warqad ka soo baxday xafiiskiisa wuxuu ugu jawaabay qoraal ka soo baxay Guddoomiye...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img