Akhriso:- Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Dalka Ingiriiska oo Cambaareeyey Xildhibanada Digil iyo Mirifle ee Mooshinka Prof Jawari Hor boodaya

0
92

Kulan ay isugu yimaadeen jaaliyada digil iyo mirifle ee dalka ingiriiska maalintii Axada ayaa waxaa lagu cambaareeyey xildhibanada Digil iyo Mirifle ee hor boodaya mooshinka ka dhanka ah gudoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa baaq loogu direy odayasha dhaqanka ee soo magacaabay xildhibanadan ilaaway howshii loo soo magacaabay ee aheyd iney ka shaqeeyaan danaha guud ee dalka somaliya iyo deegaanada ay matalaan shaqana ka dhigtey iney mar walba ka shaqeeyaan dib u dhaca umada somaliyeed iyo deegaanidii laga soo doortey.