WARARKA

Kulan Lagu Heshiisinaayo Beelaha Habar Gidir iyo Biyamaal oo Maanta Ka Furmey Magalada Muqdisho

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka furmay kulan ay soo qaban qaabisey wasaarada arimaha gudaha ee dowlada federaalka somaliya kulankaas oo looga hadlaayo dib u...

Aqriso: Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka oo Dalka u Horseedaya Qalaase Hore Leh

Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa maanta soo saareay qoraal uu ku sheegayo in 31 bishan uu qabsoomi doono kulanka looga doodayo...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Maanta Kulan La Qaatay Madaxa Amisom Amp Fransico Madiera

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ay wehliyaan ku-xigeenkiisa labaad Mahad Cawad Cabdalla iyo Xoghayaha Baarlamaanka iyo xildhibaanno ayaa kulan kula...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta 3 Dhalinyaro ku Xukuntey Xukun Dil Ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo Axad ah xukun Maxkamadeed waxaa ay ku riday eedeysanayaal loo heystay ka mid noqoshada ururka...

Ogeysiis Dooda Caawa Radio one Somaliya ” Waa maxay Sababta Xildhibanada Digil iyo Mirifle u Horboodayaan Mooshinka Ka Dhanka Ah Prof Jawaari

Radio one somaliya ayaa caawa waxaa uu dooda isbuuclaha kusoo qaadan doonaa su'aal ay inta badan dadka is weydiyeen oo ah sababta keentey in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img