Ogeysiis Dooda Caawa Radio one Somaliya ” Waa maxay Sababta Xildhibanada Digil iyo Mirifle u Horboodayaan Mooshinka Ka Dhanka Ah Prof Jawaari

0
194

Radio one somaliya ayaa caawa waxaa uu dooda isbuuclaha kusoo qaadan doonaa su’aal ay inta badan dadka is weydiyeen oo ah sababta keentey in xildhibanada kasoo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle ay u hor boodayaan mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka Somaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Ruuxii doonaya inuu doodan fikirikiisa ka dhibto waxaa uu nagala soo xiriiri karaa Telfoonada kala ah 001-416-818-2194 ama 001-647-707-6186 ama 001-416-731-5886 barnaamijka ayaa waxaa uu si toos ah uga baxayaa radio one somaiya mowjadaha dhererkoodu yahay 91.9 Fm ama 15:40Am canada toronto.

Xiliga barnaamijka uu bilaaban doono waa maanta kolka saacadu ay tahay 18:00pm Toronto time ama 11:00pm London time waxaad kaloo si toos ah inagala xiriiri kartaan live facebook oo isna qadka soo galeiu doona xiligaas.

Barnaamijkan ayaa waxaa marti inoogu ah laba xildhibaan ooo ka tirsan Dowlada Federaalka Somaliya isla markaana kasoo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle ha mogaanina balanteenu waa saacadaha aan kor kusoo sheegney.