WARARKA

Wasiirka Amniga iyo Gudaha oo Ka Hadley Amni Darada Ka Jirta Magalada Muqdisho

Wasiirrada Amniga gudaha Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay dilalka ka dhacay caasimada ee lagula kaco mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda iyo dadka rayidka, xili...

Abaanduulaha Ciidanka Xooga Dalka oo Sheegey Iney Bariire Ku Dileen Saraakiil Ka Tirsan Alshabab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in duqeyn maalin ka hor ka dhacday deegaan hoos taga degmada Bariirre ee gobolka Shabeelaha hoose ku dileen saraakiil ka...

Ciidamada Dowlada oo Ay Wehliyaan Ciidamo Ajaaniib Ah oo Xaley Howlgalo Ka Fuliyey Duleedka Degmada Afgooye

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah ayaa xalay saqdii Dhaxe waxa ay howlgal qorsheesan ka fuliyeen deegaanka Macalinka oo kuyaala Inta...

Warar Dheeri Ah o Kasoo Baxaya Weerarkii Shalay Ka Dhacay Degmada Wanleweyn

Qarax aad u weyn oo maalintii shaley ka dhacay Degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa la sheegayaa in qaraxaasi ay ku dhinteen...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta Lagu Caleema Saari Doono Xarunta General Kaahiye

Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomalaiya ay ka dhacdo Xaflada caleemo saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img