WARARKA

War Deg Deg Ah Qarax Weyn oo Hada Ka Dhacay Degmada Wanleweyn

Warar aynu kol dhaweyd ka helney degmada wanleweyn ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax aad u weyn oo ismiidaamin ah...

Madaxweynaha Dalka Iiraan Oo Sheegey In Aan La Aqbali Karin Heshiiska Uu Ka Baxay Mareykanka

Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan ruuxaani ayaa sheegay in xukuumadda Tahraan ay daba mari doonto Mareeykanka, kalana xaajoon doonto heshiiska Nuclearka dalalka kale ee sixiixayaasha...

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo La Kulmey Wefdi Ka Socdey Midowga Yurub

Gudoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi C/laahi ayaa shalay gelinkii dambe xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub ayagoo ka wada hadlay arimo ku...

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Ku Baaqay In Dalka Aan Dib Loo Celin

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka digay in Soomaaliya ay xilliggaan faraha la gasho Cakirnaan Siyaasadeed, islamarkaana waxyaabihii maalmihii lasoo dhaafay...

Madaxweynaha Dalka Kenya oo Ka Hadley Askartii LaGu Diley Degmada Dhoobleey

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in sagaal askari oo Kenyan ah loogu dilay Qarixii ka dhacay degmada Dhoobley ee gobolka Jubabdda Hoose. Madaxwayne Uhuru...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img