Dhegeyso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Ku Baaqay In Dalka Aan Dib Loo Celin

0
306

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka digay in Soomaaliya ay xilliggaan faraha la gasho Cakirnaan Siyaasadeed, islamarkaana waxyaabihii maalmihii lasoo dhaafay soo baxaayay ay yihiin kuwo Soomaaliya dib u celinaya.

Axmed ayaa ugu baaqay Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya ay in waqti badan ku bixiyaan sidii Soomaaliya ay horumar u sameyn laheyd laakiin aysan waqti ku bixin wax dumin.

Axmed Madoobe