War Deg Deg Ah Qarax Weyn oo Hada Ka Dhacay Degmada Wanleweyn

0
111

Warar aynu kol dhaweyd ka helney degmada wanleweyn ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax aad u weyn oo ismiidaamin ah kasoo geystey qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxaasi ayaa waxaa uu ka dhacay sida la sheegay Suuqa jaadka ee Muuri.

Wixii soo kordhaa dib ayaan idinkaga soo shegi doonaa haduu alla idmo.