WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta u Kicitamey Dalka Qadar

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow ka Ambabaxay Magaalada Muqdisho isagoo kusii jeeddaa Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qadar. Wafdiga Madaxweynaha...

Dhegeyso: Madaxweynaha oo La Hadley Shacabka Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Magaalada Muqdisho iney la shaqeeyaan hay’addaha amaanka. Madaxweynaha ayaa sheegay in amniga caasimada keliya...

Daawo Wareysi Aan La Yeelanay Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabelaha Hoose

Warbaahin Daafeet Media ayaa wexey dhinacyo badan taabanaya waxaa ay la yeelatey gudoomiye ku xigeenka gobolka shabelaha hoose cabdi fataax Cabdulle Yusuf. Wareysigii oo dhan...

Alshabab oo Aroortii Hore ee Saaka Madaafiic ku Garaacay Saldhiga Ciidanka Turkiga ee Magalada Muqdisho

Al-Shabaab ayaa sheegtay in saakay Aroortii ay duqeyn la beegsadeen saldhigga dowladda Turkiga ay ku leedahay Magaalada Muqdisho. Shabaab waxaa ay sheegteen in ku dhawaad...

Dhegeyso: Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka oo ka Hor Yimid Halkudhigii Dowlada ee Ahaa ”Nabad Iyo Nolol”

Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudeey ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aheyn halka ku dhigga Nabad iyo Nolol. Waxaa uu sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img