WARARKA

Amiirka Dalka Qadar iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Shaley Kulan Wada Qaatay

Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thaani Amiirka Dalka Qadar oo shaley la kulmey madaxweynaha dowlada federaalka somaliyaa Maxamed C/lalahi Farmaajo oo maalmahan booqasho ku joogay...

Maddaxweynaha Maamulka Somaliland oo Ka Hadley Dagaalada Ka Socda Deegaanka Tukaraq

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo Puntland ee ka socda degaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Muuse...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Hambalyo ku Beegan 15 May u Direy |Dhalinyarada Somaliyeed

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 15-ka May. Madaxweynaha ayaa ku dhiirigeliyey Shacabka Soomaaliyeed in ay ka...

Reysulwasaare Kheyre oo Xalay Kormeer ku Maray Qeybo Kamid ah Magalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa habeenkii xalay kormeer uu ugu kuur gelayay xaaladda amni ee magalada muqdisho ku soo maray...

Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Federaalka oo Dowlada Shiinaha Ka Gudoomey 1.5 Milyan

Wasiirka wasaaradda arimaha dibeda Soomaaliya Axmed Cawad Ciise ayaa ka guddoomay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya deeq lacageed oo dhan 1.5 million oo dollar oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img