WARARKA

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Maanta Booqday Dekeda

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey dekadda Muqdisho oo ay ka socdaan howlo isugu jira dhoofka...

Reysulwasaraha Xukumada Federaalka oo Xalay Kormeeray Qeybo Ka Mid Ah Magalada Muqdisho

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga, taliyaha ciidamada Booliiska iyo kan Asluubta Soomaaliyeed ayaa xalay kormeeray qeybo...

Duufaano La Sheegey In ay Ku Dhufan Doonaan Gobollada Waqooyi Galbeed iyo Bari.

Waxaa soo baxaya durbaba digniinno la xiriira duufaan lagu magacaabo ONE oo la sheegay in ay ku soo fool leedahay qeybo ka mid ah...

Akhriso: War-murtiyeedkii Kasoo Baxay Kulankii Madaxda Maamul Goboleedyada

Madaxda maamul goboleedyada ayaa labadii maalmood ee lasoo dhafaay waxaa ay kulan ku lahaayeen magalada baydhaba halkaasi oo ay kaga hadlayeen qodobo dhowr ah...

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo Diginiin u Dirtey Dhamaan Maqaayadaha Furan Xiliga Ramadaanka

Wasaaradda arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay in maqaayadaha la furo oo cunto lagu kariyo maalinkii oo dadka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img