Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudeey ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aheyn halka ku dhigga Nabad iyo Nolol.
Waxaa uu sheegay in Marnaba aysan dowladda Soomaaliya aysan noqon karin Nabad iyo Nolol, laakiin xukuumadda kaliya ay adeegsan karto.
Dhanka Kale C/Wali Sheeklh Ibraahim Muudeey ayaa sheegay in Saaka oo kaliya ay dalka isaga dhoofeen ku dhowaad 20 Xildhibaan iyadoo aan laga warqabin wax fasaxna aysan ka heysan Gudoonka Baarlamaanka.
