Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland oo Ka Hadley Cidamada Alshabab Baabi’isey

Madaxweynihii hore ee maamulka Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ” Faroole” oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in la dayacay Ciidamadii dhawaan...

Dhegeyso: Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Bakool o Ka Hadley Dhibaatoyin Ka Taagan Degmada Tiyeegloow

Magaalooyinka Muqdisho, Beledweyne iyo Xudur ayay u barakaceen inta badan shacabkii ku noolaa Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, kadib markii Shabaab bartamihii sanadkii 2016-kii...

Dhegeyso:Gudoomiyihii Hore ee Degamada Marka oo Ka Hadley Tuulo Ay Gudbtey Alshabab

Xarakada Al-shabaab ayaa dab qabadsiiyay Tuulada Busley Daa’uud oo ka tirsan Degmada Janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose, sida ay inoo sheegeen masuuliyiin ka tirsan...

Dhegeyso: Bananbax Maanta Ka Dhacay Deegaanka Carbska ee Degmada Afgooye

Banaanbaxan ayaa maanta wuxuu ka dhacay Inta u dhaxeysa Lafoole iyo Carbiska ee Gobolka Shabellaha hoose, waxayna dadka kacabanayen dil ay sheegeen inay gaysteen...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegey In Gobolka Ay Ka Socdaan Howlgalo Looga Saarayo Alshabab

Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Cali “ Najax “ ayaa sheegay in ay socdaan howlgaladii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab loogu saarayo guud ahaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img