Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday ragii loo heystay in ay ka dambeeyeen dilka Allaha U naxariiste Marxuum Cabaas C/laahi Sh. Siraaji...
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ahlusunna oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamo ay kala dhex dhigeen Maleeshiyaadkii maalmihii lasoo dhaafay ku dagaalamayay Degaanka...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed” Farmaajo” ayaa waxaa uu sheegay in umadda Soomaaliyeed laga doonaayo in ay wax ka qabtaan sidii dalka...